Maamulka iyo Ganacsata Baladwene Oo Ku Heshiiyay In Shilinka Soomaaliga La Isticmaalo Sheeko:Amniga Kadib kulan ay Maanta Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale iyo Ganacsatada Baladweyne ayaa waxaa la go’aamiyay in ku dhowaad Afar sano kadib gobolka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Lagu La’aa Dalka Koonfur Afrika Oo La Helay Dalka Koonfur Afrika ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa lagu weysnaa Saddex Dhalinyaro Soomaali ah,kuwaas oo la waayey xilli uu boob ka socday Goobo ganacsi oo ay ku lahaayeen deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Madoobe iyo Wafdiga Beesha Caalamka? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi kasocday Beesha Caalamka oo uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan waxaa kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed Oo la Kulmay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP. Wafdigan uu Hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP Casar Arroyo ee Manta Soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa ujeedkiisa ahaa sidii ay u ogaan lahayeen Xaaladaha Kajira Deegnaadda Koonfur…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Ka Socda Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubbada Hoose? Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa looga diyaar garoobayaa doorashada guddoonka baarlamaanka maamulkaasi iyo sidoo kale tan madaxweynaha. Maanta ayaa la filayaa in musharraxiinta u taagan guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boob Loo Geystay Xarumo Ganacsi Oo Ay Soomaali Ku Lahaayeen Koonfur Afrika Burcad Madow Koonfur Afrikaan ah ayaa lagu soo waramayaa in ay boob xooggan kula dhaqaaqeen dukaamo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed. Boobkan ayaa ka dhacay deegaanka Soweto ee magaalada Johannesburg , waxaana…