Day: August 17, 2019
-
amaanka
Kiiska Caasha Ilyaas Aadan Oo Waji kale Yeeshay iyo Nin Qirtay inuu Kufsaday
Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta u fariisatay dhageysiga kiiska la xiriira kufsigii iyo dilkii loo geystay Caa’isha Ilyaas Aadan,hase ahaatee…
Read More » -
Gobalada
Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddiga Ku-meelgaarka Ah Ee Doorashooyinka Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 58, Ogoosto, 17, 2019 ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka…
Read More » -
Baarlamaanka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Sheegtay Inaysan Aqoonsaneyn Natiijo kasta oo ka soo baxdo Doorashada Jubbalnd.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta waxa ay warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland. Halkaan…
Read More » -
amaanka
Guddi Xaqiiqo Raadin Ah OO Warbixin Horudhac Ah Kasoo Saarey Dilal Ka Dhacay Baydhabo
Guddiga xaqiiqo raadinta ee loo magacaabay dhacdadii 9-kii bishan ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee koonfur galbeed…
Read More » -
Baarlamaanka
Sidee Ayey u Dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland?
Waxaa hadda soo gabagabowday doorashada guddoonka ee baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed…
Read More » -
Gobalada
Baarlamaanka Jubbaland oo Doortay Guddoomiye
Doorasho goordhaw ka dhacday magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayey baarlamaanka maamulkaasi ku doorteen guddoomiye…
Read More » -
Gobalada
Kismaayo: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland Oo Maanta Dhacaysa
Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose lagu qabto doorashada guddoonka baarlamaanka ee…
Read More » -
amaanka
Qarax Ka Dhacay Muqdisho
Qarax Miino ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaarahaan nawaaxiga Haanta dheer ee degmada Dayniile, waxaana la…
Read More » -
amaanka
Dagaal Ka Dhacay Gobolka Baay
Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa saakay ka dhacay deegaanka Daynuunay ee gobolka Baay.…
Read More »