Day: August 19, 2019
-
amaanka
Pakistaan Oo Soomaaliya Ka Gacan Siineysa Dhismaha iyo Qalabeynta Xoogga Dalka
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe iyo Taliye ku xigeenka ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan…
Read More » -
amaanka
Xubnaha Haweenka Ee kujira Baarlamanaka Oo Muqdisho Kulan ku Yeeshey
Xarunta guddoonka iyo guddiyada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Villa Harggeysa ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan aqoon is…
Read More » -
Baarlamaanka
Baarlamaanka Jubbaland Oo Maamuli Doona Doorashada Madaxtinimada
Guddoonka cusub ee Baarlamaanka 2aad ee Jubbaland iyo Guddiga Doorashada ayaa isku waafaqay in Baarlamaanka lagu wareejiyo hoggaaminta Howsha doorashada…
Read More » -
Baarlamaanka
Guddiga Doorashada Puntland Oo La Dhaariyey
Guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah ee Puntland ayaa maanta waxaa lagu dhaarirayay Madaxtooyada magaalada Garowe, waxaana goobjoog ahaa madaxweynaha…
Read More » -
amaanka
DFS Oo Taageereysa Ololaha Jabuuti Ee Ka mid Noqoshada Golaha Ammaanka QM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa…
Read More » -
Galmudug
Dowladda Qatar Oo Shaacisay In Ay Billaabayso Mashruuca Dhismaha Dekadda Hobyo
Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta…
Read More » -
Ciyaaraha
Dhiiri Geliy Isboorti Cali Jilacow Absuge Oo Dalka Kusoo Laabtay
Ciyaartooydii xulka iyo kooxaha kala duwan ee dalka ayaa magaalada Muqdisho si weyn ugu soo dhaweeyay Cali Jilacow Absuge oo bahda…
Read More » -
Baarlamaanka
Jubbaland: Ugaas Xuseen Oo Taageeray Hannaanka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka
Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ah salaadiinnta dhaqanka ee dowlad goboleedka Jubbaland kana mid ahaa shaqsiyaadka…
Read More » -
Aqalka Sare
Kismaayo: Xildhibaanno Ka Tirsan BF oo Taageeray Hannaanka Doorasho ee Jubbaland
Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka ee ku sugan magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa qoraal ka soo…
Read More » -
Banaadir
Xulista Duqa Muqdisho: Maxay Tahay in Looga Deydo London, Paris, New York ama Nairobi?
Waxaa socdo dadaalo uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku xulayo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho. Duqa Muqdisho waxaa…
Read More »