Akhriso: Khudbadaha Murashaxiinta Madaxtinimada Jubbaland Sheeko:Baarlamaanka Canab Maxamed Daahir oo aheyd mushaxii 1aad ee Madaxtinimada Jubbaland ee hortimaada Baarlaamnka, ayaa ka codsatay in baaralaanka ay ku taageeraan codkooda waxaa ayna ka horjeedisay waxqabadkeeda haddii ay ku… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Oo Xirtay Hawada, Dhulka iyo Badda Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay awaamiir dhanka amniga magaalada Kismaayo gaar ahaan maalinta doorashada, iyadoo Kismaayo laga xiray hawada, dhulka, badda iyo badda, waxaana heegan la geliyay Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Lagu Taageeraayay Dhismaha Dekedda Hobyo Oo ka Dhacay Hobyo Guddoomiyaha Hobyo C/laahi Axmed Cali Faad ayaa soo dhaweeyay dadaalada ay dawladda FS ku bixinayso mashruuca dhismaha Dekadda Hobyo oo ahmiyad weyn u leh dadka ku dhaqan gobolada dhexe. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Muqdisho City Club Oo Barbaro Ka Heshay Tartanka Kooxaha Qaarada Afrika Ee Caf Confderation Naadiga dowladda hoose ee Muqdisho City Club oo sanadkan ka qeybgashay ciyaaraha Caf Confedration ayaa 30 sano ka dib kulankii ugu horeeyay barbaro la gashay kooxda reer Zanzibar ee Malindi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan C/shakuur “Galmudug Loo Dhisayo Doorashada 2020-ka Ma Rabno” Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in ay u baahan yihiin dhismaha Galmudug oo deegaanka ah bedalkii Galmudug loo dhisi lahaa doorashada 2020-ka. Wuxuu tilmaamay C/raxmaan, in markii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Dhacay Shabellaha Dhexe Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa saakay ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar…