Dowlad goboleedka Jubbaland Oo Xirtay Hawada, Dhulka iyo Badda
Sheeko:Arrimaha Amniga

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay awaamiir dhanka amniga magaalada Kismaayo gaar ahaan maalinta doorashada, iyadoo Kismaayo laga xiray hawada, dhulka, badda iyo badda, waxaana heegan la geliyay Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ee ka howlgala Kismaayo.
Halkaan ka akhriso
Goobjoog News