“Wasiir Beyle” Waxaan Soo Gebagebeynay Tirakoobka Hantida Qaranka” Sheeko:Dalka Shirkaan Jaraa’id uu Muqdisho ugu qabtay warbaahinta Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxaa uu ugu horeyn kaga hadlay geedi socodka wadahadalka deyn cafinta oo maraya wajigiisa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya oo Heshay Ogolaashiyaha Afrika ee Kurisga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey Codeyn goordhow dhacday, dalka Kenya ayaa ku soo baxay kursiga golaha ammaanka, waxaa ay ka adkaatay dalka Djibouti. Codeyn ka dhacday Addis Ababa, Ethiopia, Kenya waxaa ay heshay codad gaaraya…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Horseed Oo La Balansan Al Rifaa Sports Club Kooxda Horseed ee ciidanka xogga dalka ayaa ciyaaraysa kulankii labaad ee tartanka Mohamed VI Champions 2019,iyadoo la balansan kooxda reer Baxreen ee Al-Riffa Sports Club. 18 Bishan ayuu tartanka ka furmay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Horumarinta Tamarta Oo ay Soo Qaban Qaabisay Wasaaradad Tamarta &Khayraadka Biyaha XFS oo Baydhabo ka Socda Waxaa si rasmi ah magaalada baydhabo uga furmay shirkii looga arinsanayey arrimaha Tamarta iyo korantada dalka,kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Marwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidanka xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Axmed Madoobe Oo La Kulmay Xildhibaannada Baarlamaanka Labaad Ee Jubbaland Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, kana mid ah musharraxiinta u taagan qabashada xilkan ayaa wuxuu xalay la kulmay xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Labaad Jubbaland. Axmed Madoobe…