Kenya oo Heshay Ogolaashiyaha Afrika ee Kurisga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey
Sheeko:Arrimaha Amniga
Codeyn goordhow dhacday, dalka Kenya ayaa ku soo baxay kursiga golaha ammaanka, waxaa ay ka adkaatay dalka Djibouti.
Codeyn ka dhacday Addis Ababa, Ethiopia, Kenya waxaa ay heshay codad gaaraya 37 halka Djibouti ay heshay 13 cod, waxaana si buuxda ay Kenya qaaradda Afrika ugu matali-doontaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey.
Wararkan, Kala Soco
Goobjoog News