Xukuumadda Federaalka Ah Oo Sheegtay in Aaney Aqoonsaneen Doorashooyinka Jubbaland Sheeko:Baarlamaanka Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in aaney aqoonsaneen natiijada doorashooyinka ka dhacay Kismaayo. Hadda, Halkan Ka Akhriso: Goobjoog News 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiye Kooxeed Hore Oo Noqday Duqa Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Guddoomiye Filish ayuu Madaxweynuhu faray inuu dhammeystiro qorsheyaashii iyo dadaalladii uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Farmaajo Oo Labo Sano iyo Bar Gudaheed Min 5 jeer Badalay Taliska Ciidanka Dowladdan madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa noqotay dowlad aaney fadhin siyaasadeeda amniga, waxaa ay badashay tiradii ugu badneyd ee taliyeyaal ah, NISA iyo Asluubta oo mid 4 jeer ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska Ciidamada Oo Isku Shaandheyn Lagu Sameeyey Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada Difaaca, Nabad-sugidda, Booliiska Iyo Asluubta. Golaha wasiirrada oo ka jawaabaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlad Goboleedka Puntland Oo Bogaadisay Doorashada Axmed Madoobe Dowladda Puntland ayaa u hambalyeysay Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan. Halkaan ka Akhriso Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xulka Dhallinyarada Soomaaliya Oo Garaacay Dhigooda Sudan xulka 15 Jirada dalkeena Soomaaliya ayaa guul muhiim ka gaaray dhigiisa Sudan kulan ciyaaareed ka tirsanaa tartanka xulalka da’yarta bariga iyo bartamaha Afrika 2019 ee sanadkan ka dhacaya magaalada Asmara…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Axmed Madoobe oo Maalin Cad La Doortay Doorashada madaxtinimada ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, oo ah xarunta KMG ah ee Jubbaland waxaa aqlabiyad ku guuleystay Axmed Madoobe, isaga oo madaxweyne sii ahaan-doona ilaa 2023-ka. Waxaa Ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland Waxaa soo dhammaatay doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Waxaa doorashadan ka qeybgalay Saddex musharrax, iyadoo xildhibaannada Jubbaland ee codeynaya tiradoodu ahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Doorashada Madaxtinimada Jubbaland oo Si Nabad Ah Ku Bilaabatay Waxaa goordhow magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ka bilaabatay doorashada madaxweynaha maamulkaasi 4-ta sano ee soo socota. Doorashada waxaa goobjoog ka aha xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Maanta La Dooranayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, waxaa maanta lagu wadaa in lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland. Waxaa xilkan ku tartami doona Afar musharrax oo uu ku jiro madaxweynaha xil…