Mas’uul Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Sheeko:Amniga Warar ka soo baxay qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu ku geeriyoodey xog hoghayihii hore ee gobolka Banaadir Amiin Sheekh Cilimi. Qaraxa oo duhurkii ka dib ka dhacay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Garooje“Demada Diinsoor Waxa Ay Helaysaa Mashaariica Badan Oo Dhinaca Ciyaaraha” Guddoomiyaha kooxda Elman Sports Club Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa safar shaqo ku tagay degmada Diinsoor ee Gobolka Baay waxaan si weyn u soo dhaweeyay bahda ciyaaraha iyo maamulka degmada,wuxuuna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Khasaare u Geysatay Shirkadda Hormuud iyo DF oo Cambaareysay Markii 12 aad muddo ka yar laba sano ayaa Ciidamada Kenya waxay burburiyeen xaruntii shirkadda Hormuud Telecom ee tuulada Caws-Qurun oo ku taalla gobolka Gedo. Abaare saqdii dhexe ee habeenimadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Sameeyey Xil Ka Qaadis Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa xilka ka qaaday wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xriirka Caalamiga ah ee dowlad gobaleedka Galmudug. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo saakay ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare geystay. Miino nooca dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xubno Ka Mid Ah Al-shabaab Oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Sh/hoose Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan kuwooda sida gaarka ah u tababaran oo ay wehliyaan ciidamo Maraykan ah ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Sablaale ee gobolka Shabellaha Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad u abaabulan qaab qabiil ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanka Labadulle oo qiyaas ahaan 25-km dhanka Koonfur Bari kaga beegan magaalada Dhuusamareeb ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DFS Oo Ciidan Geysay Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan, in saakay halkaasi ay ka degtay diyaarad siddey ciidan ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Sidey sheegeen saraakiil ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ahlu-sunna Oo u Digtay DFS (Dhageyso) Saraakiil ka tirsan ciidankii Ahlu-sunna ee horey loogu biiriyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in looga baahan yahay dowladda dhexe fulinta heshiisyadii ay la gashay Ahlu-sunna. Qaarkood oo warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirakoobkii 6aad Ee Kenya oo Bilowday Tirakoobkii 6aad ayaa galabtii sabatida waxaa uu ka bilowday dalka Kenya, iyada oo la sheegayo iney jiraan caqabado xagga tiknolojiyadda ah. Meelaha qaar ayaa la sheegayaa in Datada aan la…