Ahlu Sunna Oo DF Ku Eedeyesay Heshiis Ka Bixid, Kuna Hanjabtay Dagaal Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Ahlu Sunna ee bartamaha Soomaaliya ayaa dowladda federaalka ah ku eedeeyey iney ka baxday dhammaan heshiisyada ay galeen, iyaga oo taa badalkeeda ciimado keenay gobolka. Qoraal kasoo baxay maamulka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Amni ee Baraawe? Taliyaha ciidanka xoogga ee degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose Cabdi raxmaan Cilmi Jimcaale ayaa sheegay in ciidanka xoogga ay ku guuleysteen in ay sugaan nabadgelyada degmada iyo midda Garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Degmada Shibis Oo Jartay Tigitkii Fiinalaha Tartanka Kubbadda Gacanta Degmooyinka 2019 Degmada Shibis ayaa usoo baxay fiiinaalka tartanka kubbadda Gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019 kadib markii ay guul ay si dirqi ah kaga adkaatay degmada Wadajir. Kulankan oo ahaa kulanki labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Qabashada Dacwadaha Dhulalka Oo La Hakiyey Wasaaradda cadaaladda ee dowlad goboleedka K/galbeed ayaa sheegtay in ay hakiyeen qabashada dacwadaha la xiriira dhulalka oo maalmahan dambe aad ugu soo batey. Cabdi C/wahaab C/laahi, wasiir ku xigeenka wasaaraddan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Hub Iyo Ciidan Geysay Dhuusamareeb Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay gaartay diyaarado sidey ciidan badan oo ka tirsan DFS, kuwaasi oo laga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad u Dhaxeysa Somaliland Iyo Puntland Oo Laga Soo Sheegayo Sanaag Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in deegaannno ka tirsan gobolkaasi ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Somaliland. Magaalada Badhan iyo deegaanno…