Galmudug Oo u Hambalyeysay Madaxweyne Madoobe Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Geele Xaaf ayaa hambalyo u diray madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Madoobe. Mudane Xaaf ayaa sidoo kale hambalyo u diray shacabka Jubbaland iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ahlu Sunna Oo Dibadbax Ka Dhigtay Dhuusamareeb Taageerayaasha Ahlu Sunna ayaa maanta dibadbax ka dhigay waddooyinka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug Dibadbaxan oo saacado socdey ayey ka qeybgalayaashu wateen boorar ay ku diidan yihiin saraakiil amni oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirkii 4-aad Ee Madasha Guddiyada Dastuurka Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Magaaladda Garowe Shirkii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada Garowe,iyadoo laga soo saaray Qodobbo muhiim ah. Shirkan waxaa kasoo wada qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Booqanaya Hobyo Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug, halkaas oo uu ka socdo shirka nabadda iyo dib u heshiisiinta qaar kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Madoobe oo Xayiraadda Ka Qaaday Xukuumadda Kheyre Waxaa maanta magaalada Kismaayo, xarunta dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ka dhacay shir ay yeesheen golaha wasiirrada maamulkaasi, waxaana shir guddoominayey madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam. Shirka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ku Jirta Liiska Dalalka Uu Mareykanku Ka Sheegay Hufnaan La’aanta Maaliyadeed 2019 Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, qeybteeda howlgallada dibadda ayaa soo saartay warbixinteeda la xiriirta “Hufnaanta Maaliyadeed ee Dalalka ee 2019”. Warbixintan waxaa lagu eegaa in dalalka ay ka soo baxeen ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah oo Ku Adkeysatay In Aaney Jabin Heshiiskii Ahlus Sunna Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka bixin qodob kamid ah 10-kii qodob…