Ciidamo Booliis ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Jowhar Sheeko:Amniga Munaasabad tababar loogu soo xireyey Ciidamo gaaraya laba boqol oo Askari oo qeyb ah Booliska gaarka ah ee dawlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta ka dhacday Magaaladda Jowhar, waxaana ka soo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradda Air Uganda Oo Duullimaad Toos ah ka Billowday Soomaaliya Shirkadda Diyaaradaha ee Air Uganda ayaa Maanta oo Khamiis ah duulimaad toos ah ka billowday Soomaaliya gaar ahaan Caasimadda Muqdisho. Xaflad lagu daahfuray duulimaadka ay Diyaaradda Uganda Airlines ka sameyn…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Sabriye oo Sheegaya in La Dhammeeyey Khilaafkii Kala Dhaxeeyey Ahlu Sunna Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegey in xal laga gaaray khilaaf soo kala dhex galay madaxda ugu sareysa ururka Ahlu sunna, oo saameeyay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Dowladda Soomaaliya u Diiday in Al-shabaab Lagu Daro Liiska Argigixisada? Tan iyo markii shalay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay uu diidmo ugu codeeyey qaraarkaasi oo lagu doonayay in kooxda Al-Shabaab loogu daro Liiska Argagixisada caalamiga ah ayaa waxaa jira su’aalo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Danjire Abuukar Baale: “Waxaan ku Bogaadinayaa Golaha Amaanka Ee QM Diidmada Qaraarka Tirsigiisu Yahay 1267” Danjiraha Qaramada Midoobey u fadhiya Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ku bogaadiyay diidmada Golaha Ammaanka ee qaraarka tirsigiisu yahay 1267. Golaha ammaanka…