Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Xarunta Degmada Shibis Sheeko:Amniga Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta dhagax-dhigay Xarunta Degmada Shibis oo dib-u-dhis iyo ballaarin lagu sameynayo, si loogu adeego bulshada Caasimadda. Guddoomiyaha oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Murashax Odowaa Iyo Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Kawada Hadlay Doorashada Galmudug Kulan balaaran ayaa goordhow waxaa uu Villa Somaaliya ku dhexmaray ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo murashaxa madaxtinimada Galmudug Cabdiraxmaan Odowaa. Xildhibaan Odowaa oo ay wehliyeen mas’uuliyiin ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Jawaab Ka Bixisay Jeelkii Janan Gudiga amniga dowlad goboleedka Jubbaland, Oo kulan degdeg ah iskugu yimid ayaa war saxaafadeed Ka soo saaray xariga loogu geystay Muqdisho Wasiirka Amniga Jubbaland. Halkaan ka akhriso Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah faahin: Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay fiidkii ka dhacay xaafadda Arjantiin, degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa la sheegay in ay dileen…
6 daqiiqo Sheeko:War 5 Arrimood oo Loo Aaneynayo Dib u Dhaca “Xisbigii Weynaa” ee Nabad iyo Nolol July 29, 2018, ayaa Ra’iisul-wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed ‘Khadar’ oo Khudbeynayay uu sheegay in ay soo wadaan Xisbi weyn oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo. Waxaa uu tilaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Ka Jawaabtay Arrimaha Duulimaadyada iyo Doorashooyinka Shir degdeg ah oo xalay ay yeesheen golaha wasiirrada Jubbaland ayaa qoraal ka soo baxay lagu sheegay in aanu wax saameyn ah ku yeelan doonin go’aankii ay dowlada federalka ugu…