Guddoomiye Abshir iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Hobyo Sheeko:Baarlamaanka Wafdi balaaran oo hoggaaminaayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed ayaa goordhow gaaray magaalad Hobyo ee gobalka Mudug. Safarkan ayaa waxaa guddoomiye Abshir Axmed ku wehlinaayo xildhibaanno… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo Soo Saartay Shuruudaha Wada Hadalka Ee Soomaaliya Soomaaliland ayaa soo dhoweysay wadahadal dhex Mara Soomaaliya iyo Soomaaliland kuna xirtay shuruudo dib ugu soo noqoshada wadahadalka iyaga iyo Soomaaliya. Kulan maanta golaha Wasiirada Soomaaliland ay ku yeesheen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay Xariga Janan Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee deegaan doorashadoodu tahay dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa xaringa wasiirka amniga ee maamulkaasi Cabdirashid Janan ee Muqdisho kala…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda iyo Taariikhda Qareenada Matalaya Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya ayaa difaaci-doona dacwada badda ee Soomaaliya iyo iney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday 26 july sanadkan ayuu dable Boliis Baashi Mustaf Cumar Dhaqane ku dilay Allaha Unaxariiiste Marxuum Sheekh Nuur Maxamed Maxamuud, degmada Xamarjajab ee gobalka Banaadir. Sheekh Nuur Maxamed Maxamuud oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhow isgoyska Ex-control Afgooye. Sida ay inoo xaqiijiyeen dad ka dhawaa halkaasi, waxaa qarxay gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: DFS Wakiil Noogama Ahan Taakuleynta Aan Ka Helno Caalamka War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta Somaliland ayaa looga horyimid heshiiskii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, kaasi oo ku saabsanaa mashruuc loogu magac daray Injineer Yariisow, laguna dhisayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo La Kulmay Guddiga Shaqadiisa La Hakiyey Ee wajiga 2-aad ee dib-u-qaabeynta Ciidamada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa axaddii xafiiskiisa kulan kula qaatay guddiga u xil saaran wajiga labaad ee dib-u-qaabeynta ciidamada qalabka sida. Guddiga oo 9 maalin…