Akhriso: Ajenadaha Ra’iusul Wasaare Kheyre ee Koonfur Galbeed Sheeko:Dalka Ra’iisalwasaaraha xukuumadda federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa maanta safar ku tagay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG u ah dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, waxaana garonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay maxaweynaha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Haweeney Ku Dilay Magaalada Muqdisho Askari ka tirsan ciidanka dowladda federaalka gaar ahaan Booliska ayaa goordhow qof shacaba ku dilay mid kalana ku dhaawacay gudaha magaalada Muqdisho. Sida qof Goobjoog ahaa uu u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska Booliiska oo 3 Maalin Hakiyey Shaqada Bixinta Warqada Dembi La’aanta Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa goordhow barteeda Facebooga ku sheegtay in la istaajiyey shaqada ka socotay CID ee la xiriirtay bixinta warqada dembi la’aanta.…
9 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Khudbadda Guddoomiye Abshir Axmed ee Furitaanka Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa saqdii dhexe ee Khamiista waxaa uu khudbad dheer oo ka jeediyey daah furka shirka…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah waxay ku riddey askari la sheegay in uu horey u dilay Saddex qof oo walaalo ah. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan…