Xisbiyada Mucaaradka Somalinad oo War Ka Soo Saaray Doorashada Sheeko:Dalka Shir maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda Soomaaliland ay ku yeesheen labada xisbi mucaarad ee Ucid iyo Wadani ayaa looga hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka dhowaan la filaayo in ay ka… 1 daqiiqo
6 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ogow Dhacdooyinka Ugu Weynaa Bisha August Ciyaaraha Soomaaliya 01-August 2019-Kooxda Mogdishu City Clup ayaa saxaafada usoo bandhigtay dhowr xidig kuwaas oo kala ahaa ajaaniba iyo kuwa u dhashay dalka qeybna ka ah olalah 2019-2020. Xidiaha kusoo biiray waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Federaalka Ah oo Laga Diiday in Ciidamo Aradan Ka Qaado Hiiraan Odeyaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa dowladda federaalka ah ka diiday in ciidamo aradan, oo aaney dowladda siin dhar ciidan, tikniko iyo saanad ka daad-gureyso gobolka Hiiraan. Weriyaha Goobjoog News uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Ka Jawaabaya Dilkii Ka Dhacay Magaalada Kulan iminka uga socda Baydhabo odeyaasha dhaqanka ee Koonfur galbeed iyo ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ayaa la sheegayaa in looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin dil ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Safiirrada Iyo Wakiillada Hey’ada Caalamaliga Ah Kula Kulmay Baydhabo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre, ayaa kulan looga hadlay wax ka qabashada baahiyha ka jira deegaannada koonfur Galbeed, waxa uu magaalada Baydhabo kula yeeshay safiirradda dalalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Howlgallo Ka Socda Shabellaha Dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka ay howlgal ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo ka wadaan wadada xiriirisa Balcad iyo Jowhar oo maalmahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Kaam Ku Yaalla Magaalada Garoowe Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dab khasaare kala duwan geystay oo ka kacay kaam ay deganaayeen dad barakacayaal ah, kaasi oo ku yaalla magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.…