Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Dhagax Dhigay Waddo Laga Dhisayo Gudaha Magaalada Beydhabo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax dhigay dhisma waddo 1,500 oo mitir oo dhex marta magaalada Beydhabo, si ay qayb uga qaadato fududeynta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuse Biixi iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Ka Hadlay Dib u Bilaabidda Wada Hadalka Muqdisho iyo Hargeisa Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda Soomaaliland gaaray wafdi uu hoggaaminaayo safiirka Soomaaliya u qaabilsan dowladda Ingiriiska Amb. Ben Fender, waxaana garoonka diyaarada Cigaal ee magaalada Hargeysa ku soo dhoweeyey…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland oo Ka Warbixisay Doomo Kaluumeysi Sharci Darro ah Wadey oo La Qabtay Wasiirka wasaaradda kaluumeysiga iyo kheyraadka ee Puntland Faarax Maxamuud Cawasah ayaa sheegay in ay qabteen Doomo kaluumeysi sharci darro ahi ka waday Badda, waxaa uuna tilmaamay wasiirku in ay dhisi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rasaas Laga Maqlayo Gudaha Laascaanood, Sool Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ee gobalka Sool ayaa sheegaya inuu dagaal ku dhex marayo gudaha magaalada ciidamada ka tirsan Soomaaliland iyo dadka shacabka ah. Dagaalkan ayaa yimid ka dib…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Waqti Ku Bixinaya Horomarka Maamul Goboleedyada 10 bilood oo iminka laga jooga dib u doorashadii madaxada xariirka kubbadda cagta Soomaaliya waxaa is badal iyo hufnaan lagu sameeyay hanaanka shaqo,iyadoo la abuuray guddiyo kala duwan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaare Ka Dhashay Furitaanka Kheyre ee Garoonka Kubadda Cagta Baydhabo Inkasta oo ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu bixiyey lacag dhan ilaa 150,000 Dollar oo lagu horumarinayo garoonka kubadda cagta ee Dr. Ayuub ee magaalada Baydhabo hadana intii lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Kulan Dhexmaray Taliska Qaybta 21aad iyo Hiil-walaal Kulankan oo ka Dhacey Gudaha Xarunta Batalyanka 5aad ee Ciidamada Hiil walaal ee Jabuuti ay ku leeyihiin Baladweyn ayaa u dhexeeyay Saraakiisja Taliska Qaybta 21aad iyo Saraakiisha Ciidanka Jabuuti waxaana…