Kulan Dhexmaray Guddiga Doorashada Puntland iyo Midowga Yurub Sheeko:Dalka Guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Puntland oo uu dhowaan uu ku dhawaaqay madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kula kulmay magaalada Garowe ee caasimadda maamulkaasi u qaabilsanaha Midowga Yurub Soomaaliya Nicolas Berlanga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wafdi ka Socda Dowladda iyo WHO Oo Gaaray Koonfur Galbeed Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Drs Fowziyo Abiikar Nuur iyo wafdi heer caalami ah oo ka socda Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa maanta gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kuwait oo Mamnuucday Dhuxusha Looga Qaadayo Soomaaliya Dalka Kuwait ayaa waxaa uu mamnuucay dhusha looga qaadi jiray Soomaaliya, sidaasi qoraal ka soo baxay wasaaradda ganacsiga ee dalkaasi. “Wasaaradda waxaa ay mamnuucday dhuxusha laga soo dhoofiyo Soomaaliya, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhuusamareeb: Farmaajo oo Soo Xiraya Shirka Beeleedka Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug. Amniga magaalada ayaa la sheegayaa in la adkeeyey, ujeedka…