Day: September 17, 2019
-
Ganacsiga
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO SOO XIDHAY SHIRKA MAALGASHIGA PUNTLAND.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo xidhay shirka maalgashiga Puntland, Madaxweynuhu waxa uu ka jeediyey khudbad muhiim…
Read More » -
Baarlamaanka
Xisbiyada Siyaasadda oo Maamulka Farmaajo uga Digay Afduubka Doorashada Galmudug
Xisbiyada siyaasadda ee dalka ka jira ayaa walaac xoogan ka muujiyey qodobadii ka soo baxay shirkii dib -u-heshiisiinta beelaha Galmudug…
Read More » -
Baarlamaanka
Guddoomiye Mursal Oo Ankara kula kulmay Dhiggiisa Dawladda Turkiga.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJF Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaaladda Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay dhiggiisa Dawladda…
Read More » -
Galmudug
War Murtiyeedka Shirka Dib U Heshiinta Beelaha ee Dhuusamareeb
Waxaa la soo gabagabeeyey shirkii dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada Galmudug oo 10-kii maalin ugu dambeeyey magaalada Dhuusamareeb ee…
Read More » -
Baarlamaanka
War murtiyeedka Shirka Dastuurka ee Wasaaradda iyo Guddiyada Dastuurka
Shirkan oo muddadii u dhaxeysay 15-17 dhexmaray wasaaradda dastuurka iyo guddiyada ku shaqada leh arrimaha dasruurka ee midka madaxbannaan iyo…
Read More » -
Gobalada
Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Ka Hadlay Shirkii Deyn Cafinta ee Adis Ababa
Wasiirka wasaaradda maaliyadda dowlad gobaleedka Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Adis Ababa ay kula yeesheen wasiirka…
Read More » -
Wararka Dalka
Shirka Jimciyadda Qaramada Midoobey oo Maanta Furmaya iyo Farmaajo Oo Ka Qeybgalaya
Waxaa maanta si rasmi ah magaalada New York ee dalka Mareykanka uga furmaya shirka guud ee jimciyadda qarumaha ka dhaxeysa,…
Read More » -
amaanka
Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Shabellaha Dhexe
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen wadada isku xirta Balcad iyo Jowhar, halkaasi oo falalka…
Read More »