Wasiir Bayle“Soomaaliya Waxay Rajaynaysaa in 2020ka Laga Cafiyo Daymaha” Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shirkii jaraa’id ee billaha ahaa ugu qabtay Muqdisho warbaahinta, waxaa uu uga hadlay guusha Soomaaliya ka gaartay wada hadalkii… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gudoomiye Abuukar “Waan Ku Faraxsanahay Soo Qaadashada Laacib Feysal Xaashi” Guddoomiyaha naadiga dowladda hoose ee Muqdisho City Club Abuukar Maxamed Sheekh ayaa kooxdiisa kusoo dhaweeyay xidigihii kooxaha L.L.P Jeenyo iyo Dekeddaha Feysal Xasan Xaashi,isagoo sheegay in maamul ahaan ay ku faraxsanyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ka hor Safarkiisa UN-ka: Farmaajo oo Saxiixaya Sharciga La Dagaalanka Musuqmaasuqa oo 10 Bil u Xareysnaa Madaxweynaha JF ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda saxiixaya dhismaha gudiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa, kaas oo muddo 10 bil armaajada ugu jiray. Sharcigan ayuu golaha aqalka sare ee baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’ado iyo Mas’uuliyiin Uga Digay Xukuumadda Kheyre Faragelinta Doorashada Galmudug Tan iyo markii uu soo baxay war murtiyeedkii shirka dib u heshiisiinta Galmudug, laguna xusay in dowladda la kali noqotay sameynta habraacyo iyo shuruudo adag oo loo maro soo xulista…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xariirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Madaxda Dowladda Ka Dalbaday In Kaalin Wanaagsan Ka Qaataan Horomarka Guulaha Xulka Xariirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa is badal weyn ku sameeyay shaxda xulka qaranka,isagoo safka xulka kusoo biiray tiro badan oo ciyaartooy ah kuwaas oo ku nool qurbaha,iyagoo kaashanaya ciyaaryahanada gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed Oo Ka Furmay Magaalada Baydhabo (Sawirro) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, waxaa maanta oo Sabti ah ka furmay shirweynaha qaran ee Xeer ilaaliyeyaasha qaranka. Shirkan oo socon doona illaa 23-ka bishan ayaa waxaa ka qeybgalaya, guddoomiyaha…