Puntland Oo Cambaareysay Xayiraadii Nabad iyo Nolol Ku Sameeyeen Madaxweyne Shariif Sheeko:Arrimaha Amniga Dowwlad gobaleedka Puntland ayaa canbaareeyay xayiraaddii dowladda federaalka ay saartay diyaarad maanta garooka diraaradaha Aadan Cadde ka qaadi lahey Madaxweynihii hore ee dowladdii kumeel gaarka aheyd Shariif Sheekh Axmed oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Xayiraaddii Sheekh Shariif Ee Garoonka Aadan Cadde Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa xayiraaddii DFS ay maanta kusoo rogtay Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee dalka xilli isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ku wajahnaayeen magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif Oo Lagu Xayiray Garoonka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wefdi uu hoggaaminayey ayaa saacado ku xayirnaa groonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Ilo ku dhow wefdiga Sheekh Shariif ayaa inoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shabeelaha Hoose: Khasaare Ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Xoogga Dalka iyo Al-shabaab Wararka naga soo gaaraya gobalka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in saakay waabarigii la weeraray saldhig ciidamada xoogga dalka ay ku leeyihiin deegaanka Ceel-saliini oo dhaca duleedka degmada Marka ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dowladda Hoose Oo Ku Wajahan Maamul Goboleedyada Muxuuse Yahay Qorshahooda Maamulka Kooxda Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa sheegay in ay safar shaqo ku bixindoonaan maamul Goboleedyada,iyagoo halkaa ku dhaleeya kooxaha kubbadda cagta ee ka dhisan gobolada wuxuuna hadafka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ku Wajahan Dalka Maraykanka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Axad ah ku wajahan dalka Maraykanka. Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Maamul Goboleedyada u Fasaxday Lacagtii Deeqa Caalamka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u fasaxday Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir lacag gaareysa Lix Milyan oo dollar oo ahaa deeq lacageed oo ka timid Midowga Yurub. Sida lagu shaaciyay qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada AMISOM Oo Baneeyey Qaar Ka Mid Ah Fariisimahoodii Jalalaqsi, Hiiraan Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidanka AMISOM ee Jabuuti ay saakay baneeyeen qaar ka mid ah fariisimahii ay ku lahaayeen degmadaasi. Sidey…