Jubbaland oo Dib u Dhigtay Calaama saarka Madoobe Sheeko:Dalka Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in dib loo dhigay xaflada caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Lama sheegin waqtiga kale ee laga dhigay. Qoraalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Xogta Kulanka Soomaaliya & Koonfurta 20 Jirada Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan ayaa kulan xiiso badan oo ka tirsan tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika 2019 ku leh garoonka Njeru ee wadanka Uganda. Soomaaliya kulankii furitaanka ciyaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DAAWO: Shacabka Oo Rafaad u Mara Helista Warqadda Dambi La’aanta Ee CID Shacab badan oo doonaya iney helaan waraqadda dambi la’aanta ee CID ayaa rafaad u mara sidii ay warqaddan ku heli lahaayeen xilli dhowaan la sheegay in dib u habeyn ballaaran…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Uhuru Kenyatta oo Farmaajo Uga Guuleystay Shuruudo Ay Ku Jiraan Ajendaha Kiiska Badda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu dambeyntii u hoggaansamay ajendaha iyo cadaadiska dalka Kenaya ee ahaa in wada hadal kasta oo labada dhinac ah ay qeyb muhiim ah ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Saakay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa Miino la dhigay wadada dhinaceeda ayaa saakay ka dhacay dalcadda Taleex, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasare kala duwan. Sida ay Goob…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Kala Hadashay, Arrinta Duulimaadka Kismaayo 23-kii bishan ayeey ahayd markii shirkadaha duulimaadyada lagu wargeliyey in muddo Saddex cisho ah aanay wax duulimaad ah ka sameyn karin magaalada Kismaayo, kadib warqad ay ka heleen hay’adda duulista…