Farmaajo: Xadeynta Badda Soomaaliya Waxay Ku Qanacdaa Go’aanka ICJ Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii la doortay waxaa uu caawa khudbad dheer ka jeediyey jimciyadda Qaramada Midoobey isaga ka hadlay arrimo badan oo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Bahda Isboortiga Finland Oo Abaal Mariyay Xidigihii Qeybta Ka Ahaa Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Ciyaaray Is Reeb Reebka Koobka Aduunka Ciyaartooydii xulka qaranka iyo bahda isboortiga Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Finland ayaa kulan mahad celin u sameeyay xidigaha kala ah Axmed Saciid Axmed iyo Xuseen Maxamed Cabdi Kariim oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Ka Warbixisay Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Ciidamada dowlad gobaleedka Jubbaland oo kaashanaayo kuwa xoogga dalka ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo ka wadeen deegaanno hoos yimaada magaalada Kismaayo ee Jubbaland. Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lafta Gareen Oo Maamul Cusub u Magacaabay Baydhabo Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed C/casiis Maxamed Laftagareen ayaa maanta magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Koofur galbeed u magacaabey maamul cusub. Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta oo UNka u Sheegay Iney Wada Hadal Badda Ah Doonayaan iyo Farmaajo oo u Jawaabaya Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadlayey kulan madaxeedka jimciyadda Qaramada Midoobey ayaa sheegay in mar walbo ay Kenya ka go’antahay In muranka xadka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Shacab Ah Oo Lagu Dilay Gobolka Hiiraan Maleeshiyaad hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in dad shacab ah ay ku dileen deegaanka Qabno oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Waxgarad ku sugan deegaankaasi ayaa sheegay in maleeshiyaadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo, J/hoose Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal xooggan oo ciidanka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Cabadalle Biroole ee gobolka Jubbada Hoose. Sida ay sheegeen dad ku dhow…