Xildhibaanno iyo Wasiirro Ka Hadlay Abaar Ka Jirta Gedo, Jubbaland Sheeko:Dalka Wasiiro, xildhibaanno, aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah burshada ka soo jeeda gobalka Gedo ayaa si weyn uga deyriyay xaaladda abaaraha ka taagan gobalka Gedo iyo deegaanno dhaca dowlad gobaleedka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aanno Muhiim Ah Oo Ka Soo Baxay Shirka Xisbiga Wadani Shirkii 2-aad ee golaha dhexe ee Xisbiga Waddani oo maalintii labaad kasocda magaalada burco kana qeyb galayaan inkabadan 350 xubnood ayaa lagu ansixiyay . 1 .Xoghayaha guud ee Xisbigaasi Khadar…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Baydhabo: Maamulka Lafta-gareen oo Bilaabay Ficillo Ka Dhan Ah Xuriyatul Qowlka Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Baydhabo ayaa sheegaya in maamulka madaxweyne Cabdi Casis Lafta-gareen uu bilaabay cadaadis iyo ficillo ka dhan xuriyatul…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Qarax Lala Eegtay Kololnyo AMISOM Ah Wararka naga soo gaaraya agagaarka xaafadda SOS ee degmada Heliwaa ayaa sheegaya in goordhow halkaasi qarax lagula eegtay kolonyo ciidamada AMISOM ah oo jidka marayey. Ciidamada AMISOM ee miinada lala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xoogga Dalka Oo Sheegaya Iney Hoggaamiye Ka Dileen Al-shabaab Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMISOM ayaa fiidnimadii hore ee xalay Duqeyn ku dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Duqeyntan oo ay Ciidammadu…