Maxay Ka Wada Hadleen Wafdiga Qatar iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed? Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada Koonfun galbeed iyo Hirshabeelle ayaa kulan la qaatay wafdi ka socday dowladda Qadar kuwaas oo maanta soo garay magaalada caasimadda ah ee Muqsisho. Kulanka labada Madaxweyne ay… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Hanaanka Deyn Cafinta Soomaaliya Ma Suurtageli Doonto Inta Ay Villa Soomaaliya… Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan khilaafka DFS iyo sidoo kale maamulkiisa. Axmed Madoobe oo khudbad dheer ka jeediyey munaasabad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Iyo Kooxda Macaawisleyda Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyey kooxda Macaawisleyda iyo Al-shabaab ayaa saakay waaberigii waxa uu ka dhacay deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Weerarka dagaalkan ayaa waxaa lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Golaha Wasiirada Oo Kulan Ka Yeelanaya Khilaafka Maamulkooda Iyo Villa Somalia Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa isaga oo ku sugan Boosaaso wuxuu kulan degdeg ah isugu yeeray golahiisa wasiirada. Sida wararku ay sheegayaan, kulankaan ayaa ah mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Gacan Ka Geysan Doona Horumarinta Waxbarashada Soomaaliya Wasiirka waxbarashada xukuumadda federalka Soomaaliya ;Cabdullaahi Goodax Barre ayaa xaruunta UNESCO ee Magaalada Paris (France) kulan kula qaatay Dr; Abdalla A. Al Rabeeh oo ah lataliyaha Boqorka Sacuudi Carabiya, isla…