Wafdi Beesha Caalamka Ah oo Booqday Jowhar Sheeko:Dalka Wafdi ka socday Qaramada Midoobey iyo hey’ado caalami ah ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad gobaleeda Hirshabelle, waxaa hoggaaminaayay madaxa hey’adda UNDP Soomaaliaya Jocelyn Mason. Ku simaha madaxweynaha ahna… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mudug: Xoogga Dalka Oo Howlgallo Sameeyey Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta 21-aad oo taliskoodu yahay magaalada Dhuusamareeb ee caasimaada dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta dhaqdhaqaaqyo ciidan waxaa ay ka bilaabeen deegaanno dhaca bariga gobalka Mudug. Ciidamadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buundada Baardheere oo La Dhisayo Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dib u dhis ku sameeneysa Buundada degmada Baardheere gobalka Gedo ee dowlad gobaleedka Jubbalaand, taas oo aan wax dayactir ah aan helin muddo dheer. Dhismaha buundada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kismaayo: Guuleed iyo Shariifka oo Gaaray iyo Wufuud Kale oo La Filayo Wafdi ay horkacayaan madaxweynayaashii hore ee Galmudug iyo Koofur Galbeed Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka degay magaalada Kismaayo, ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland. Ujeedka safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Somaliland Ah Oo Sheegay In Axmed Madoobe Ka Codsadeen Ka Qeybgalka Caleema Saarkiisa Xildhibaan Naasir Xaaji Cali oo ka mid ah baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in isaga iyo xubno kale oo isugu jira siyaasiyiin iyo xildhibaano ka qeybgali doonaan caleema saarka madaxweynaha Jubbaland,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka “Ma Jirto Sabab Aan Dalka Uga Saareyno Wakiilka Jabuuti Ee Somaliland” Sidaasi Waxaa Yiri… Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir loona yaqaan Faratoon ayaa ka hadlay warar maalmahan dambe la isla dhexmarayey oo ah in Somaliland ay iska erin doonto wakiilka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waqtiga Uu Furmayo Kalfadhiga Lixaad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyey Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey watqiga uu sida rasmiga ah u furmi doono Kalfadhiga Lixaad ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan…
6 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxaa Kala Socotaa Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Dhacay Bisha September Ciyaaraha Soomaaliya 01-September 2019-Daa’uud Cabdullahi Tubaal oo ka tirsan kooxda Dekeddaha ayaa loo magacaabay macallinka kooxda kubbadda cagta Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxayna u aheyd markii ugu horeesay oo laacibkan loo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaadan Ogeyn Oo Ka Socda Maagaalada Kismaayo? Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ee Jubbaland wadaan howlgallo ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo. Ciidamada ayaa baaraya qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaritaan Lagu Hayo Xildhibaanno Kenyan Ah Oo L Sheegay Iney Haystaan Baasaboor Soomaali Ah Dowladda Kenya ayaa baaritaan ku haysa xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dalkaasi, islamarkaana la sheegay iney haystaan Baasabooro Soomaali ah. Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka Musuqa ee Kenya ayaa sheegay in…