Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka ah ayaa maanta qoraal kasoo saartay doorasho cusub oo ka dhacda dowlad goboleedka Jubbaland. Halkaan…
October 6, 2019
-
-
Munaasabaddaan xarigga looga jarayay dugsiga Baxru-nuur ee deegaanka Balli-Howd oo hoostagta dagmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxaa ka soo Qaybgalay Wasiirka Waxbarashada…
-
Maanta oo Axad ah ayaa maxkamadda Gobolka Banaadir la horkeenay wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubbaland, C/rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan), kaas oo…
-
BaarlamaankaGobaladaWararka DalkaWarbixin Gaar ah
Akhriso: Bayaanka Dacwo Ka Dhan Laanta Fulinta oo Himilo u Gudbisay Maxkamadda Sare
by Abdiby AbdiXisbiga Himilo ayaa maanta waxaa uu dacwad ka dhan ka ah laanta fulinta u gudbiyey maxkamadda sare ee JF ee Soomaaliya. Bayaan…
-
amaankaGobaladaHirshabeelleWararka Dalka
Ciidamada Booliiska Soomaaliya Iyo Hiil-walaal Oo Ku Dagaallamay Jalalaqsi, Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in goor dhow halkaasi ku dagaallameen ciidamada Booliiska Soomaaliya ee…
-
Maanta oo Axad ah ayaa waxaa la filayaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose tagaan wufuud kala duwan, kuwaasi oo doonaya…
-
Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in garoonka magaaladaasi uu qarka u saaran yahay inuu…
-
GobaladaJubalandWararka Dalka
Jubbaland: Dowlad Goboleedkii Ugu Horreeyey Oo Diyaarad Gaar Ah Yeesha
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horreeyay ee yeesha diyaarad gaar ah oo madaxda iyo martida maamulkaasi ku safri karaan. Diyaaraddan…
-
Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ityo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa…