Day: October 8, 2019
-
Baarlamaanka
Guddiga Doorashada Qaranka oo Ka Sheegtay Dhex Degenaashiyaha Villa Somalia
Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta sheegay in guddiga ay la soo gudboonaatay caqabad dhanka shaqada ah oo la…
Read More » -
Ciyaaraha
Kooxda Heegan Oo Soo Bandhigtay Xidig Muhiim Ah
Kooxda Heegan Sports Club ee ciidanka booliska ayaa bogeeda bulshada ku shaacisay in ay soo qaateen goolhayaha kooxda degmada Waaberi…
Read More » -
Gobalada
Xiisad Laga Soo Sheegayo Degmada Buulo-burde Ee Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa…
Read More » -
amaanka
Guddoomiye Cumar Filish Oo Sheegay In Maamulkiisa La Dagaallami Doono Kuwa….
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in ay ka go’an tahay maamulkiisa inuu wax…
Read More » -
Gobalada
Ciidamada Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Agaasimahii Talafeshinka Universal Ee Somaliland
Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen agaasimahii Talefeshinka Universal ee Somaliland, Maxamed Caabi Digaale. Sida…
Read More » -
Wararka Dalka
Jarmalka Oo Ku Dhawaaqay Taageero Dhaqaale Oo Uu Siinayo Soomaaliya
Dowladda Germany ayaa sheegtay inay Soomaaliya siineyso $73 million oo taageere dhaqaale ah iyadoo ballanqaadday inay xoojineyso xiriirka u dhaxeeya…
Read More » -
Baarlamaanka
Kalfadhiga Shanaad Ee Baarlamaanka K/galbeed Oo Maanta Furmaya
Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay uu ka furmo Kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka…
Read More » -
Gobalada
Maxamuud Sayid Aadan “DFS Haddii Aysan Soo Deyn Wasiir Janan Cawaaqib Xun Baa Ka Dhalanaya”
Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya in si shuruud…
Read More »