Casharada Laga Barnayo Tagista Madaxda Kala Duwan ee Kismaayo Sheeko:Dalka Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee dowladda gobaleedka Jubbaland gaaray madax kala duwan kuwaas oo la filayo iney ka qeyb galaan caleema saarka Axmed Maxamed Islaam Madoobe… 2 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti-dhowrka: $20 Milyan oo Deeq Ah Ayaan La Ogeyn Meel Ay Martay, Qeybta 1-aad Ilaa $20 Milyan oo ka timid deeq bixiyeyaasha caalamka ayaan lagu shubin xisaabta dowladda federaalka ah ku leedahay bangiga dhexe, sidaasi waxaa lagu sheegay warbixin uu talaadadii soo saaray hanti-dhowrka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Boosaaso: Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Qamri Badan Iyo Dadkii Waday Taliska ciidanka Booliiska gobolka Bari ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen magaalada Boosaaso, waxaana howlgalkaasi lagu soo qabtay qamri badan oo lagu waday gaari iyo sidoo kale dadkii waday.…