Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay u yeertay Khamiistii Safiirka Jamhuuriyadda Kenya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal (Howlgab) Lucas Tumbo, waxaana qaabilay Wasiiru dowlaha Wasaaradda, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr…