Xeer ilaaliyaha Puntland oo Ka Hadlay Weriye La Xiray Sheeko:Amniga Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad gobaleedka Puntland Maxamuud Xasan Aw-Cismaan ayaa maanta ka hadlay xariga ciidama ammaanka ay u geysteen wariye Axmed Sheekh Maxamed oo ahaa agaasimihii radiyo Daljir oo ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Tahay Sababta Warbaahinta Looga Mamnuucay Tabinta Wararka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ayaa maanta cusbooneysiiyey kalfadhigooda 6aad, iyaga oo ku kulmay aqal cusub oo dalka Turkiga uga hirgeliyey gudaha Villa Somalia. Arrintan ayaa timid kadib markii uu furay madaxweynaha 9kii…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Askar loo Xiray Dilkii Taliye Maadeey Suleebaan Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta shaaca ka qaaday in xabsiga la dhigay ciidamadii ku sugnaa Koontaroolikii habeenimadii xalay lagu rasaaseeyay gaari uu watay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Komandooska ee …
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Jalalaqsi: Waxaan Dilnay 20 Al-shabaab Ah Maamulka demada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay dileen xubno ka mid ah Al-shabaab, kadib weerar ay ciidanka DFS ku qaadeen gaari ay la socdeen xubnahan la dilay.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulankoodii caadiga ah ku yeelanayaan xaruntooda cusub ee Villa Hargeysa. Ajendaha kulanka maanta ay xildhibaannada yeelanayaan…