Madoobe oo Magacaabay Ku Xigeennadiisa Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxaa uu magacaabay labadiisa ku-xigeen, ayadoo maalmahaan ay ka socotay magaalada Kismaayo la tashiyada ku aadan arritaan iyo cidda loo magacaabi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka: Farmaajo Waxaan u Sheegnay in uu Kiiska Badda Ka Qaado Maxkamadda Safiirka Mareykanka u fadhiya dalka Kenya Kyle McCarter ayaa sheegay in uu safar ku yimid caasimadda Muqdisho, kalana hadlay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo inuu dacwada badda ka soo celiyo maxkamadda…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Natiijada Baarista Goobjoog Ee Lacagta Taallooyinka Ee Barnaamijka Isxilqaan Innaga oo ka ambaqaadeyna kaalinta warfaafinta ee xoojinta iyo dhiirigelinta daahfurnaanta iyo la xisaabtanka hey’adaha dowladda, Goobjoog News waxaa ay su’aalo ka keentay lacagahii taallooyinka iyo guud ahaan Barnaamijka Isxilqaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sheekh Shaakir Oo Magacaabay Guddiga Farsamada Doorashooyinka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali, madaxa xukuumadda Galmudug ayaa soo saaray warqad uu ku magacaabayo guddiga farsamada doorashooyinka Galmudug. Guddigan ayaa ka kooban 11 xubin, iyadoo qoraalka lagu sheegay in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Wasiir Sabriye Iyo Madaxda Ahlu-sunna? Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaa xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye iyo sidoo kale madaxda Ahlu-sunna Waljameeca. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 450 Kun Qof Oo Ku Barakacay Fatahaadda Wabiga Shabelle Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in Todobaadyadii lasoo dhaafay ay dadkii ugu badnaa ka barakaceen deegaanno ka tirsan maamulkaasi, kadib fatahaad uu sameeyey Wabiga Shabelle. Cabdi Mahad Qoor-gaab, wasiirka wasaaradda gargaarka…