Day: October 28, 2019
-
Gobalada
Madaxweyne Farmaajo oo Ku Baaqay in Gurmad Deg-deg ah Loo Fidiyo Muwaadiniinta Ku Dhibaateysan Fatahaadaha
Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada iyo ganacsatada…
Read More » -
Baarlamaanka
Aqalka Sare Oo Anisixiyey Hindise-Sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda
Golaha Aqalka Sare BFS ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 6aad kulankiisa 6aad ayadoo Ajandaha kulanku ayaa ahaa: 1.…
Read More » -
Ciyaaraha
Ogow Doorkii Uu Kabtan Cabaas Kulahaa Hanashada Horyaalka Soomaaliya Kooxdiisa Dekedda
Kooxda Dekedaha Football Club ayaa sanadkii saddexaad ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League waxaana sanadahaas door wanaagsan kulahaa kabtanka naadiga…
Read More » -
amaanka
Jubbaland: Haddii Lasoo Deyn Waayo Wasiir Janan Wixii Ka Dhasha Madaxweyne Farmaajo Ayaa Ka Mas’uul Ah
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in dowladda dhexe looga baahan yahay siideynta wasiirka amniga ee maamulkaasi, C/rashiid Xasan (Janan) C/raxmaan…
Read More » -
Gobalada
Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hor Leh
Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu ku fatahay deegaanno hor leh oo gobolkaasi…
Read More » -
amaanka
Dibadbax Ka Socda Magaalada Muqdisho
Dibadbax ay dhigayaan darawallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha ayaa haatan waxa uu ka socdaa qeybo ka mid ah wadada Makka Al-mukarrama…
Read More » -
amaanka
Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Saakay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo saakay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska…
Read More » -
Wararka Dalka
Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Maamulka Dakhliga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo…
Read More »