Xisaab Xirka Miisaaniyadda 2017 oo La Ansixiyey Xilli Xukuumadda Kheyre Ay Lacag Ku Maqan tahay Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta waxaa ay anisixiyeen xisaab xirka miisaaniyadda 2017. Codeynta dhacday waxaa ay u dhacday: 128-Xildhibaan oo golaha shacabka ah ayaa ogolaatay 8-Xildhibaan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaallo Ka Dhacay Matabaan iyo Guriceel Wararka naga soo gaaraya magaalada Guriceel ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in saaka ay maleeshiyaadka Al-sunna isku dayeen iney hubka ka qaataan labo askari oo ka tirsan xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Eritrea oo CIA Ku Eedeysay Afgambi Dhicisoobay Dowladda Eritrea ayaa sheegtay iney heyso caddeymo ku filan oo muujinaya in hey’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA ay qorsheysay dibad-baxyo la mid ah kuwii ka dhacay dunida carabta. Arrintan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Boliis Ah Oo Ka Socda Dalka Uganda Oo La Keenayo Soomaaliya Waxaa socda qorsheyaal lagu geynayo saraakiil boliis ah Soomaaliya si ay uga caawiyaan dhismaha awoodda boliiska Soomaaliyeed. Mr Grace Turyagumanawe, agaasimaha boliiska gaar ahaan kuwa taageera nabadda oo booqasho ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dedaallo Loogu Gurmanayo Shacabka B/weyne Oo Laga Bilaabay Somaliland Qaar ka mid ah magaalooyinka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in xilligan ay ka bilowdeen dedaallo loogu gurmanayo shacabka B/weyne, oo dhibaato xooggan kasoo gaartay fatahaaddii uu magaaladaasi ku sameeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Ku Saabsan Geerida Taliyahii Ciidanka Booliiska Somaliland Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay geerida Taliyahii ciidanka Booliiska Somaliland oo xalay ku geeriyoodey Hargeysa. Wasiirka wasaaraddan, Maxamed Kaahin Axmed oo la hadlay…