Sabriye oo Ahlu Sunna Ku Eedeyey Fashilka Dhismaha Maamulka Galmudug Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaaleynta ee Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo ku sugan Galmudug ayaa sheegay in maamulka Ahlusunna ay doonayaan in ay fashiliyaan dhismaha dowlad gobaleedka Galmudug loona baahan… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Tobankan Buug Bisha November 2019 “Haddii wax akhrintu tahay cuntada maskaxda, akhriso buuggaagta.” Marka aan jaamacadda joogo, weertaas waxaan u isticmaalaa in aan ku dhiirrigeliyo ardaydayda jecel akhrinta buugta si ay u sameeyaan horumar dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saddex Al-shabaab Ah oo Maxkamad Lasoo Taagay Cabdikariim Maxamed Maxamuud Xuseen (Siiseey), CabdiQani Cali Maxamuud Cali (Buneyste) Cali Muxudiin Abshir (Cali Kuulow) ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab iyo in ay si gaar u qaabilsanaayeen aasidda miinooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xuseen Sheekh: Al-shabaab Fursad Ayaa Ugu Jirta Qabsashada Dowladda Ee Matabaan iyo Guriceel Dowladda Soomaaliya ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyey waxaa ay Ahlu sunna ka qabsatay degmooyinka Matabaan(Hiiraan) iyo Guriceel(Galgaduud), arrintan oo khasaare nafeed ay ka dhalatay. Maxaa ka dhalan kara? Su’aashaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb? Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in maamulka iyo ciidamada Ahlu sunna ay weli joogaan qeybo ka mid ah magaalada. ilo ku sugan magaalada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Federaalka Ah oo Ahlu-sunna Ka Qabsaday Guriceel iyo Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya dowlad goboleedka Galmudug ee bartamaha Soomaaliaya ayaa sheegaya in saaka ay ka jirto xaalad colaad kadib markii ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ah ay la wareegeen gacan…