Galmudug: Villa Somalia oo Ciidamo Horleh Geysay iyo Ayax oo Dhibaato Ku Haya Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii ugu dambeeyey ee Galmudug waxaa ay sheegayaan in maanta magaalada Dhuusamareeb laga dejiyey ilaa 50 askari oo Haramcad ah kana tirsan booliiska Soomaaliya, lama oga waxa loo adeegsan doono, laakin… 1 daqiiqo
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Bal Ogow Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Dhacay Bisha October 2019 Guud Ahaan Isboortiga Soomaaliya Goobjoog Sports ayaa kuu soo gudbinaysa guud ahaan dhacdooyinkii dhacay bisha October 2019 ciyaaraha Soomaaliya,iyadoo aan horay aqristiyaasheena sharafta badan ugu soo bandhigay bilooyinkii ka horeeyay. 01-October-2019-Madaxweynihii hore Soomaaliya mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kaxda: Askari Gabar Dhaawacay iyo Dibad-baxyo Socda Wararka ka imaanaya degmada Kaxda ee gobolkan Banaadir ayaa sheegaya in goordhow uu halkaasi askari ku dhaawacay gabar deegaanka ah. Askariga oo la sheegayo inuu ka tirsan yahay maamulka degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daacishta Ku Sugan Soomaaliya oo Qoraal Ka soo saartay Hoggaamiyaha Cusub ee Kooxda Daacish garabka gudaha Soomaaliya ayaa beyca la galay hoggaamiyaha cusub ee kooxda Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi. Sawirro ay soo dhigeen Telegram iyaga oo 10-neeyo ah ayey beycadan ku dhaarteen iney…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Baay Iyo Jubbada Dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay diyaarado dagaal ka geysteen deegaanno ka mid ah gobollada Baay iyo Jubbada Dhexe. Diyaarado dagaal ayaa Labo gantaal ku dhuftay saldhig la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Maamul Oo Weli Ka Jira Buulo-burde Waxaa soo kordhaya xilligan khilaafka maamul ee ka taagan degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, kadib markii dhowaan wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabelle u magacawday degmadaasi guddoomiye cusub. Waxgaradka ku sugan degmada…