Duulimaadyadii Garoonka Diyaaradaha B/weyne Oo Mar Kale Hakad Ku Yimid Sheeko:Dalka Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in maanta uu mar kale hakad ku yimid duulimaadyadii diyaaradaha ee magaaladaasi. Saraakiil ku sugan garoonka B/weyne… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Shil Ka Dhacay Wadada Isku Xirta Boosaaso Iyo Gaalkacyo Taliska qeybta Booliiska ee gobolka Bari ayaa ka warbixiyey shil gaari oo ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso. Gaariga shilka galay ayaa ka ambabaxay magaalada Boosaaso, wuxuuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Oo Ku Wajahan B/weyne Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaraan madaxweynayaashii hore ee dalka. Kulan degdeg ah oo xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxda madasha…