Wasaaradda Gargaarka oo soo saartay Digniin ku aaddan fatahaado hor leh Sheeko:Dalka Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay digniin ku saabsan fatahaado kale oo ka dhaca Dalka. Digniintan ayay wasaaraddu shaacisay markii ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka DF oo Ka Been Sheegtay, Kuna Guuldareysatay Qorshaha Bixinta Shatiyada Wasaaradda Batroolka ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa horay ugu soo gudbisay shacabka Soomaaliyeed qorshaha iyo waqtiyada ay wasaaraddaasi ugu talo gashay bixinta shatiyada xermooyinka shidaalka ku jira badda,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wiil Soomaali Ah Oo Ku Guulaystay Gool Dhallinta Horyaalka Heerka Afaraad Ee Wadanka Sweden Yoonis Cabdirashiid Egag wuxuu ka mid yahay naadiga Som United oo koox Soomaaliyed oo ka dhisan wadanka Sweden kana ciyaarta horyaalka afaraad ee Division 4,Yoonis Egag ayaa si weyn lagu…