Madasha Xisbiyada Qaran oo War Murtiyeed Kasoo Saaray Siyaasadda, Doorashooyinka iyo Arrimo Kale Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku midoobeen 6 xisbi siyaasadeed oo ah tallaabo hore-usocod oo loo qaaday dhanka dimoqraadiyeynta hannaanka siyaasadeed ee dalka iyo ilaalinta midnimadda, madaxabanaanidda iyo wadajirka Ummadda… 7 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulanka Wasiirada- Jubbaland Oo Looga Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa kulan looga hadlay arrimo dhowr ah ku yeeshay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Kulankan waxaa shir guddoominayey madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhoobo Daareed “Waa Xaaraan Xil Ka Qaadisteyda” C/xakiin Maxamed Axmed Dhoobo Daareed oo maanta xildhibaannada Puntland ka qaadeen xilkii guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka hadlay sida uu u arko xil ka qaadistii lagu sameeyey. Guddoomiyaha oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo La Magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka Puntland, Abukaate C/casiis ayaa magacaabay guddiga doorashada ee guddoomiyaha baarlamaanka Puntland. Guddigan ayaa ka kooban 7 xubnood, waxaana ay diyaarin doonaan doorashada guddoomiyaha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Baarlamaanka Puntland Oo Xilka Laga Qaaday Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, ayaa waxay sheegayaan in xildhibaannada baarlamaanka ee dowlad goboleedka Puntland xilka ka qaadeen guddoomiyahoodii, C/xakiin Dhoobo Daareed, kadib mooshin ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey ee Xaaladda Amni iyo Siyaasadeed ee Puntland Xaaladda magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa saaka deggan kadib markii xalay isku dhaceen ciidamo ilaalo u ah baarlamaanka iyo kuwa madaxtooyada ah. Dagaal muddo socday oo ay…