Akhriso: Habraaca Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Sheeko:Dalka Guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulan ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, waxaana ay shaaciyeen xilliga ay dhici doonto doorashada guddoomiyaha baarlamaanka.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhoobo Daareed Iyo Ciidan Uu Wato Oo Gaaray Sanaag Guddoomiyahii baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo Khamiistii xilka laga qaaday ayaa isaga baxay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Sida wararku ay sheegayaan, guddoomiyaha waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Falanqeyn: Muxuu Sababsaday Dhoobo Daareed? Xildhibaannada baarlamaanka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa 7-dii bishan (Khamiistii) waxa ay xilka ka qaadeen guddoomiyahii baarlamaanka ee maamulkaasi C/xakiin Maxamed Axmed (Dhooba Daareed). Hadaba dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Darwal Mooto Bajaaj Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Askari la sheegay in uu ka tirsanaa ciidamada ammaanka degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho ayaa dilay wiil dhallinyaro ah oo ku shaqeynayey Mootada Saddexda lug leh ee loo yaqaan Bajaaj.…