Wafdiga Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Degay Baladweyn, Kana Guuleystay Caqabado Jiray Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaaradii ay la socdeen madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo xildhibaannada labad aqal ee baarlamaanka oo ka tirsanaa madasha xisbiyada qaran iyo qaar kale… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Oo u Ambabaxay B/weyne Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ka duushay diyaarad gaar ah oo ay la socdaan madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed iyo xildhibaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maareeye Cusub Oo Loo Magacaabay Garoonka Diyaaradaha Ee B/weyne Wasaaradda gaadiidka ee Hirshabelle ayaa maareeye cusub waxay u magacawday garoonka diyaaradaha ee magaalada B/weyne, waxaana xilkii laga qaaday guddoomiyahii hore. Wareegto uu soo saaray ku simaha wasiirka wasaaraddan, ahna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Iyo Xildhibaanno Ku Xayiran Garoonka Aadan Cadde Warar naga soo gaaray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu xayiray madaxweynayaashii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud iyo xildhibaanno…