Farmaajo oo u Hoydey Uhuru Kenyatta, Safar Ujeedo Badan Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta la sheegayaa inuu magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ugu ambabaxay ka qeybgalka shir ujeedadiisu tahay in 2030-ka meel fiican laga gaaro qorshaha caafimaadka… 3 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Sheekh Shariif: Wallaahi Haddii aysan Joojin waan Bixineynaa, Mooryaanimmo ma Yeeleyno Guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa madaxda dowladda federaalka ah ku eedeeyey in aaney dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh: Dalkan Shaqo Kama Socoto..ee Waa Edeb Darro, Dulmi iyo Been Guddoomiyaha Xisbiga UPD , xubinna ka ah madasha xisbiyada qaran, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay in madaxda dowladda federaalka ah ku mashquulaan, shaqana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mdaxweyne Waare “Waxaa Socda Wejiga Labaad Ee Gurmadka B/weyne” Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ay haatan wadaan wejiga Labaad ee u gurmashada dadka uu saameeyey fatahaadda Wabiga Shabelle. Waare ayaa tilmaamay in uu dhammaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo u Jawaabtay Madaxweyne Hore, Shariif Sheekh Axmed Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u jawaabtay madaxweynihii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed, kadib shir jaraa’id oo uu qabtay. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu…