Somaliland: Ucid iyo Wadani oo Kasoo Horjeestay Guddiga Doorashada Sheeko:Baarlamaanka Xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo Wadani ayaa qoraal ay soo saareen uga soo horjeestay guddiga doorashada Somaliland kaas oo maanta qaar ka mid ah ay ansixiyeen golaha wakiilada. Haddaba, Halkan… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia oo Laaluush Ku Bixisay Ku Dhowaad Hal Mliyan oo Dollar, UN-ka Warbixin ay soo saareen khubaro Qaramada Midoobey waxaa lagu sheegay in Villa Somalia ay laaluush ku bixisay in ka badan nus Milyan Dollar si ay u soo saarto murashaxiinta ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeybgalaya Shir Maanta Ka Dhacaya Nairobi, Kenya Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Talaado ah wuxuu magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeybgalayaa shirka dadeynaha iyo horumarinta, waxaana soo qaban qaabisay QM.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Axmed Madoobe “Waxaan Rabnaa Inaan Yareenno Qatarta Al-shabaab” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo magaalada Kismaayo kula kulmay Wafdi kasocday hay’adda IOM oo uu hogaaminayo Mr Matthew DeCristofano IOM oo gacanta ku haysa xarunta DDR ee dhaqan celinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Gobolka Mudug Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta, kaasi oo ka dhacay gobolka Mudug. Maleeshiyaad ayaa la sheegay in weerar ku qaadeen gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF Oo Dooratay Guddoomiye Cusub Jabhadda ONLF oo shirweyne uga socday magaalada Jigjiga ayaa xalay waxay halkaasi ku doorteen guddoomiye cusub, kadib doorasho dhacday. Dr. C/raxmaan Sheekh Mahdi ayaa loo doortay guddoomiyaha ONLF, wuxuuna helay…