Dayacaadda Villa Somalia: Tirakoob Aan Ku Sameynay Safaaradaha Dibadda ee u Dummi raba Dayactir La’aan Sheeko:Arrimaha Amniga Kadib booqashadii ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ee uu shalay ku tagay safaaradda Soomaalida ee Paris, markii uu indhihiisa ku soo arkay dayactir la’aan sanado badan ah iyo iney… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Mas’uuliyiin Lagu Diley Degmada Balcad Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in deegaanka Cadayga oo hoostaga degmadaasi xalay lagu diley guddoomiyahii deegaankaasi iyo sidoo kale ku xigeenkiisa. Koox hubeysan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Qatar Oo Heshiis Kala Saxiixday Maalmahan Caasimadda Dalka Qadar ee Dooxa waxaa shir ku lahaa Guddiga isku xirka iyo dib u howl-gelinta heshiiska adeegsiga shaqaalaha ee Labada Dal, waxaana xalay Guddigu uu saxiixay qorshe how-leedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka? Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre , ayaa Shalay kulamo gaar gaar ah kula qaatay Magaalada Paris ee Caasimadda Dalka France, Wasiirrada arrimaha dibedda Dalalka Russia, Sergey Lavrov…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Sheegtay iney Dileen Sarkaal Al-shabaab Ah Qoraal ka soo baxay Taliska ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka oo ka dhacday agagaarka Jilib…