Somaliland: Waa Sidee Xaaladda Kadib Xariga Siyaasiyiinta iyo Suxufiyiinta Sheeko:Dalka Somaliland waxaa 12-kii saac la soo dhaafay ka dhacay qalalaaso siyaasadeed kadib markii la xiray qaar ka tirsan siyaasiyiinta xisbiga mucaaradka ee Waddani iyo Telefiishanka Horn Cable Guddoomiyaha xisbiga Waddani… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Sanad Ka Dib Doorashadii Xariirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Maxaa U Qabsoomay Sanad ayaa iminka la joogaa markii la doortay guddiga fulinta Xaririirka Kubbadda Cagta Soomaaliya 15 Novermber 2018 Cabdiqani Saciid Carab oo ah guddoomiyaha Xaririirka Kubbadda Cagta Soomaaliya ayaa Goobjoog u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Beeraha DFS Oo War Kasoo Saartay Ayax Ku Degay Qaar Ka Mid Ah Gobollada Dalka Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Ayax ku dagay qaar ka mid ah gobollada dalka iyadoo wasiirka wasaaraddasi uu sheegay in Khubaro loo dirayo goobahaas. Wasiirka Wasaaradda Beeraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Jubbaland Taliska ciidanka Nabad sugidda ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab, kaasi oo isku soo dhiibay taliskan. Ninkan lasoo bandhigay ayaa magaciisa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Laga Soo Sheegayo Magaalada Hargeysa Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa xukuumadda Biixi iyo sidoo kale xisbiga Wadani. Guddoomiyaha xisbiga Wadani…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Melbourne Oo Sanaadkii Afaraad Dalka Imaanaysa Kooxda Jaaliya Soomaaliyeed ee Melboune ayaa sanadkii afaraad dalka u imaanaya ciyaaraha saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho,iyagoo sanadkii lasoo dhaafay 2018 booqashooyin ku maray Gobolka Banaadir,Jubaland iyo Koonfur Galbeed waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Kheyre Iyo Amiirka Dalka Qatar Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kulan kula qaatay Amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Than. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre iyo…