Shirka Ka Tashiga Hindise Sharciyadeedka Shirkadaha Dalka Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Garoowe Sheeko:Baarlamaanka Shirka ka tashiga hindise sharciyadeedka shirkadaha Dalka oo u dhaxeeya Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Golaha Aqalka sare iyo maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa Xalay lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Garoowe. Shirka ayaa waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Loo Direy Hoteellada Iyo Hay’adaha Ka Howlgala Guriceel (Dhageyso) Kulan ammaanka loogahadlayey islamarkaan ay yeesheen talisyada NISA, Booliiska iyo xubnaha guddiga amniga Guriceel ayaa xalay ka dhacay degmadasi. Kulankan ayaa waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha degmadaasi, C/laahi Maxamed Barre, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Xirtay Xarumo Cusub oo Xisbiga Waddani Ah Waxaa cirka isku sii shareeraya isku dhaca xisbiga siyaasiga ah ee Wadani iyo maamulka Somaliland oo socday todobaad. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada amniga ee taliyaha booliska Soomaaliland Janeraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Ka Soo Baxay Baarista Dilka Taliyaha Nabad Sugidda Mudug? Ciidamada Ammaanka ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa xalay ilaa saala hawlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan magaalada Gaalkacyo kadib dil isla xalay magaalada loogu geystay taliyihii nabad sugidda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laamaha Amniga Afgooye: Al-shabaab Kama Dambeyn Dilka Iskuduwaha Maaliyadda Ciidamada ammaanka ayaa sheegaya in ay soo qabanyaan ciddii ka dambeysay dil xalay magaalada Afgooye ee Shabeellada hoose loogu geystay Nuur Faarax Nuur (Nuur Xawaad) oo ahaa iskuwdaha maaliyadda ee…