Sirdoonka Jubbaland oo Qabtay Rag Lala Xiriirinayo Al-Shabaab Sheeko:Amniga Ciidamada nabad sugidda iyo sirdoonka dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa magalaada Kismaayo ku soo bandhigay rag ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen xarakada Alshabaab, kuwaas oo ay gacanta ku soo dhigeen… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Qaatay Kooxda Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Melbourne Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay dhallinyaro isugu jirta Dhakhaatiir iyo Ciyaartoo oo ka socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Australia, kuwaasi oo booqasho ku maraya magaalooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Horseed Ayaa Ku Guulaystay Koobka Jeneraal Daa’uud Cabdulle Xirse 2019 Kooxda ciidanka xoogga dalka ee Horseed Sports Club ayaa 3-2 kaga badisay dhigeeda Muqdisho City Club,iyagoo wada dheelay fiinalaha tartanka Jeneraal Daa’uud Cabdulle Xirse 2019 waana sanadkii labaad oo xariir ah ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 21-ka November, waxaa loo dabaal degayaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyadoo sanad walba sidaan oo kale loogu dabaal dego. Macallinka oo ah hagaha bulshada, islamarkaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Horumarinta Beeraha Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Muqdisho Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo Shalay Muqdisho ka furtay Shirka wadatashiga horumarinta siyaasadda iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in Maanta lasoo gaba-gabeeyo. Shirka oo laba Maalmood soconayay ayaa waxaa ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riddey Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku ridday C/llaahi Cali Aaden oo qeyb ka ahaa weerar Sanad ka hor lagu qaaday Xarun uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sababta uu Dib ugu Dhacay Kulanka Farmaajo iyo Xisbiyada Qaran Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu dib u dhacay kulan lagu waday in uu saaka madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo la yeesho dhammaan xisbiyada qaran ee dalka ka jira. Ilo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Daaru Tarbiya Oo Ku Guulaystay Tartanka Iskuulada Waxaa lasoo gaba-gabeeyay koobkii kubbadda cagta dhallinyarada ee sanadka 2019-ka, waxaana ku guuleysatay kooxda Daaru Tarbiya [DT]. Tartanka dhallinyarada ayaa la qabtaa sanad kasta tan iyo markii uu billowday sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Cabdiqani Oo Qaahira Uga Qeyb Galaya Shir Looga Hadlayo Horumarinta Kubbadda Cagta Afrika. Gudoomiyaha xiriirka kubbadda Cagta Soomaaliya ahna xubin ka mida guddiga fulinta CAF, Cabdiqani Saciid Carab, ayaa ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu uga qeyb galayo shirka…