Muxaadaradii Sheekh Umal oo Baaqatay Sheeko:Dalka Qoraal kasoo baxay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ayaa lagu sheegay in la baajiyey muxaadaraddii Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo lagu waday in lagu qabto gudaha magaalada caasimada ah ee… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Xaliimo Yarey: Doorashada Qof iyo Codka Ah Waa Waajib Dastuuri Ah Guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim(Yarey) oo ka hadashay golaha ammaanka ayaa dowladda federaalka ah ugu baaqday iney u aragto doorasho qof iyo cod ah iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Goobjoog u Sheegay Shuruudo uu Ku Xiray La Kulanka Farmaajo Xisbiga Wadajir oo ka tirsan axsaabta qaran ee dalka ka jira ayaa qaadhacay kulan uu maanta ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyaga oo hordhigay shuruudo. Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Is Xalisay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani oo kulan wadajir ah la yeeshay goleyaasha kala duwan ee maamulkaasi ayaa ku dhowaaqay in lasoo afjaray khilaafkii ka dhexjiray Puntland, islamarkaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamuud Sayid “DFS Kala Qeybin Iyo Burburin Ayeey Ka Waddaa Gedo” Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in dowladda dhexe ay burburin iyo kala qeybin xoog leh ka waddo gobolka Gedo. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Horumarinta Maaliyadda Soomaaliya Oo Laga Shirayo Shir looga hadlaayo horumarinta Maaliyadda Dalka ,isla markaana ay ka qeybgaleen Wasaaradda Maaliyadda Dowladda FS iyo kan dowlad goboleedyada ayaa manta ka furmay magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha. Shirkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dibadbax Ka Socda Magaalada Muqdisho Dibadbax ay dhigayaan darawallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha (PL) ayaa ka soconaya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Dibadbaxyada ayaa xoogooda ka socda degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, gaar ahaan Isgoysyada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Ajende La’aan La Kulmaya Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadeed Waxaa saaka 9:30 subaxnimo lagu wadaa inu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo kulan la qaato hoggaanka xisbiyada qaran ee dalka ka jira. Sida ay Goobjoog News u sheegeen qaar ka…