Guddiga Baarlamaanka: Nidaamka matelaadda isu dheelitiran Waa La Diiday Ee Hala Hirgeliyo Nidaamka Aqlabiyadda ah Sheeko:Dalka Guddiga uu golaha shacabka BF u saaray sharciga doorashada ayaa la yimid model cusub oo doorasho iyaga oo meesha ka saaray hannaanka doorashada nidaamka matelaadda isu dheelitiran ee liiska xiran,… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Federaalaka ah oo Soo Bandhigi-doona Nooca Doorasho ee 2020-ka Maanta baarlamaanka ee Soomaaliya labadiisa aqal waxaa loo qeybinayaa waxka bedelka sharaciga doorashooyinka iyo warbixinta guddiga ee sharcigan. Waxaana markii ugu horeysay la ogaan-doonaa sida ay noqon doonto nidaamka doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sanaag Wararka ka imaanaya deegaanka Waqdariya ee gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in xaaladda ay tahay mid deggan, kadib markii shalay halkaasi ku dagaallameen maleeshiyaad dhul isku haysto. Dagaalkii shalay dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Shabellaha Hoose Wabiga Shabelle ayaa lagu soo waramayaa in xilligan uu ku fatahay deegaanno hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Fatahaaddan ayaa saameysan beeraley ku dhaqan halkaasi, waxaana deegaannada Wabiga ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirarka Aysan La Socon DFS Oo Laga Mamnuucay Dhuusamareeb Laamaha ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa mamnuucay in magaaladaasi lagu qabto shirarka siyaasadeed ee aanay ka warhayn dowladda federaalka Soomaaliya. Waxa ay sheegeen in marnaba aan la qabankarin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Booliiska Somaliland Oo Xabsiga Kasii Daayey Mas’uuliyiintii Xisbiga Wadani Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa xalay xabsiga kasii daayey Mas’uuliyiintii xisbiga Wadani kuwaasi oo maalmo kahor lagu xirey magaalada Hargeysa. Waxaa dib u helay xorriyadooda, Khadar Xuseen oo ah xoghayaha guud…