Xulafadii Villa Somalia: Eritrea Oo Qatar Ku Eedeysay Kicin Dadweyne iyo Kharbudaad Sheeko:Dalka Dalka Eritrea ayaa qoraal uu maanta oo khamiis ah soo saaray waxaa uu ku eedeeyey dalka Qatar in Dooxa ay dalkooda ka waddo kicin dadweyne iyo kharbudaad dhinac walbo ah.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Soomaali Ah Oo Ku Geeriyootey Dab Ka Kacay Minneapolis Dab xooggan ayaa ka kacay dhismo ay deganaayeen dad u badan Soomaali, kaasi oo ku yaalla magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka. Wararku waxay sheegayaan in dabkan uu si gaar ah uga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya: Waan Fulinnay Heshiiskii 14-kii November Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu sheegay in dhankooda ay dhaqan geliyeen dhammaan qodobadii lagu heshiiyey 14-kii November ee sanadkan. Qoraalka waxaa lagu xusay…